Salaada cashirki 8
Shuruuda faatixada waa 10
1= tartiibin inu u tartiibiyo sida Alle uso dajiyay
2= xidh-xidhiidhin yacni waa inu faatixada aayadaheeda hadal so kala dhaxgalin hadii dikri ajaanibi oo aan salaada ka mid ahayn so kala dhaxgaliyo faatixada sida qof agtaada ku dhindhisay ayaad u ducaysay Alle haku naxariisto oo kale ku tiri hadalkaas salaada banaankeeda suno ahaba ku ahaadee ma ansaxayso waxa kale hadii aad hadalkaa ku hadasho salaada ayaaba kaa buri waayo waxad ku hadashay hadal salaada dhaxdeeda adoo la hadlaya alle iyo Rasuulkiisa scw cid aan ahayn
Lkn hadii adoo faatixada akhrinaya aadaanku uu dhaaco oo mu adinka aad ka daba dhado waxa uu dhayo qiraa'ada ayaad ka jartay lkn salaadu kaaa buri mayso waxaa kale oo lamida nabiga scw inaad ku salido adoo faatixada akhrinaya salaadu kaa buri mayso lkn fatixada dib uso bilaabi
Lkn hadii adoo faatixada akhrinaya aad wax soo kala dhaxgaliso adoo hilmaansan kaa burimayso akhrintu ama qiraa'aduna Ma kala go' ayso halkii ayaad kasii wadi
3=faatixada xuruufteeda inaad ilaaliso
Xuruufta waa waa 156 xafar waa markii la akhriyo ملك يوم الدين maalki oo alifka lasugo lkn hadii aad khriso maliki oo Minka aada alifka ku taagto waa 155 xuruuftaas hal kamaida hadii aad ka tagto ma ansaxayso faatixadu
4= Shidadka faatixada wa inaad ilaaliso
Shidadka faatixada cashirka danbe ayuu noqon doonaa insha allah
5= waa inuusan aamusin qofku aamus dheer iyo mid gaaban toona asagoo oola qasdaya inu akhrinta faatixada inu ku kala Jaro si guud aamuska lama ogala adoo faatixada akhrinaya inaaad aamusto hadii aad aamusto marka qiraa'du way kala go'aysaa did ayaad uso bilaabi
6=Faatixada Aayadeheeda dhamaantood waa inaad akhriso waxaana ka mida bisinka hadii aad bisinka ka takto ma ansaxayso salaadadu lkn madaahibtu waxay isku khilaafaan bisinka hoos ayaa loo akhrin mise kor ayaa loo qaadi imaamu shaafuci alle ha u naxariistee waxuu yidhi maadaama bisinku yahay aayad kamida faatixada qaybna kor looma qaadayo qaybna hoos looma dhigayo qaybna kor looma qaadayo ee kor ayaa loo qaadi hadii salaadu tahay kuwo qor loo qaado qir'aada asxaabta nabiga scw qaybo kamidana iyo mad habka imaamu shaafuciba waxay qabaan in faatixa kor loo qaadi inay suno tahay
7=waa inaada khaldin khalad macanaha dhimaya khaladka macanaha dhimaya way ku buri salaadu hadii uu qofku sida caqiideeyana wuu ku gaaloobi alle ayaan ka magan galee kuwa macaha dhimaya waxaa kamida sida ُانعمت hadii aad ta u danbaysa aad godo macaha ayaa isbadi oo wuxu noqon anigu aan u nimceeyay hadii uu qofku aamimo caqiideeyo sidaa wuu ku gaaloobi sido kale hoos dhig ayaa lamida in hoos dhigo ta ancamta u danbayso oo waxuu noqonaya macaha naag yahay aad u nimcayasay marka khalad oo dhan waa inaad iska ilaalisaa
8=waa in faatixada ay ku dhacdo xaalada aad taagan tahay salaada waajibka ah yacni waa in faatixada xuruufteeda oo dhan ay dhacdo adoo taagan sida darteed hal xaraf oo kamida hadii adoo sii foorarsanaya ku dhaco ma ansaxayso faatixadu
9=waa inuu qofku naftiisa maqashiiyo faatixada hadii uu yahay qofku qof maqalkiisu fayaw yahay ama uu uuna jirin sawaxan iyo guux toona hadii marka aad qalbiga ka akhriso ama aad afka uun dha dhaqaajiso oo adiga naftaada u maqli waydo ma ansaxayso
10=waa in aada kala dhaxgalin faatixada digri ka ajnabi ah oo aan maslaxada salaada kamid ahayn adiga oo faatixada akhrinaya hadii imaamu faatixada dhameeyo oo aad dhahdo aamin wax dhib ah malaha waxa kale oo lamida hadii imaamka ay qiraa'adu ku istaagto adoo faatixada akhrinaya aad u sheegto sido kale dhib maha halkii ayaad kasii wadan kartaa lkn digri kale hadaad so dhaxgaliso ma ansaxayso faatixadu
Gudbi Wll
3December 18, 2025 1.1K 2