SU'AAL Gabadh ayuu dhiiga caado ka go'ay xiliga salaada duhur… — 𝘀𝘂'𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗶 𝗮𝗵 — TG.ME

SU'AAL

Gabadh ayuu dhiiga caado ka go'ay xiliga salaada duhur, makhrib, iyo subax ayadoo wakhtiga salaada ka dhiman yahay in lagu dhihi karo allahu akbar oo kaliya meeqo salaad ayaa waajib ku ah inay so qalayso gabadhaas?

Jumca wanaagsan saliga nabiga scw badi caawa waa jimcee
December 25, 2025 786 1