@SalaamUniversity2 · 2.1K subscribers
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/SalaamUniversity2Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created May 27, 2024per Telegram
We have been tracking it since September 2, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
*JAAMACADDA SALAAM* *Wergelin Muhiim ah:* Dhammaan ardayda qiimaha badan ee halkaan ku jira, waxaa la idiinku wergelinayaa in isdiiwaangelinta *jaamacadda Salaam* ay xirmayso dhowaan. Fadlan ka faa'iideysta waqtiga yar ee ka haray xirmashada isdiiwaangelinta. Haddii aadan weli iska diiwaangelin,…
*Minxada Sanadkaan waxaa ay ka koobantahay 2 qeybood oo kala ah:* 1.Mid dhammaystiran 2.Mid mid bar ah *Kulliyada Engineering and Technology* 1.Information Technology (IT) Semesterkii: *$190* 2.Electrical and Electronics Engineering Semesterkii *$190* 3.Civil Engineering Semesterkii *$190* 4.Co…
*Minxada Sanadkaan waxaa ay ka koobantahay 2 qeybood oo kala ah:* 1.Mid dhammaystiran 2.Mid mid bar ah *Kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka* *1:* Public Adminstration Semesterkii *$160*(60%) *2:* Business Adminstration Semesterkii *$120* (Other charges) *3:* Social work Semesterkii *$100*(Other c…
Subax wanaagsan Dhammaantiin caafimaad ayaan idiin rajaynayaa intaas kadib waxaan idiin soo diray fursadaha waxbarasho ee Jaamacadda Salaam idinkugu talagashay adinka iyo saaxiibadiina waana rajaynayaa in aad ka wada faaiideysan doontaan. Mahadsanidiin