Subax wanaagsan Dhammaantiin caafimaad ayaan idiin rajaynayaa intaas kadib waxaan idiin soo diray fursadaha waxbarasho ee Jaamacadda Salaam idinkugu talagashay adinka iyo saaxiibadiina waana rajaynayaa in aad ka wada faaiideysan doontaan. Mahadsanidiin
October 8, 2024 1.4K