Minxada Sanadkaan waxaa ay ka koobantahay 2 qeybood oo kala ah:*… — Salaam University — TG.ME

*Minxada Sanadkaan waxaa ay ka koobantahay 2 qeybood oo kala ah:* 1.Mid dhammaystiran 2.Mid mid bar ah *Kulliyada Dhaqaalaha iyo Maamulka* *1:* Public Adminstration Semesterkii *$160*(60%) *2:* Business Adminstration Semesterkii *$120* (Other charges) *3:* Social work Semesterkii *$100*(Other charges) *4:* International Relations Semester *$50*(Other Charges) *5:* Economis Semesterkii *120*(Other Charges) 6.Accounting Semesterkii *160*(60%) 7.Bank and Finance Semesterkii *160* (60%) *Sharuudaha laga rabo Ardayga cusub waa:* *1:* Roll number-ka *2:* Diiwan galin *$ 35* *3:* 4-sawir Teestaro Faah faahin: *0615520044*

👍3
October 8, 2024 1.8K