*JAAMACADDA SALAAM* *Wergelin Muhiim ah:* Dhammaan ardayda qiimaha badan ee halkaan ku jira, waxaa la idiinku wergelinayaa in isdiiwaangelinta *jaamacadda Salaam* ay xirmayso dhowaan. Fadlan ka faa'iideysta waqtiga yar ee ka haray xirmashada isdiiwaangelinta. Haddii aadan weli iska diiwaangelin, waxaa muhiim ah inaad dhaqso u sameyso si aad u hubiso in aad hesho fursad aad ku sii wadato waxbarashadaada. *Talooyin:* •Isku diiwaangeli waqtiga yar ee dhimman: fadlan ha sugin ilaa daqiiqad ugu dambeysa. •La xiriir jaamacadda Salaam: Haddii aad qabto su’aalo, la xiriir xafiiska isdiiwaangelinta ee jaamacadda Salaam •Diyaarso dukumentiyadaada: Hubi in dhammaan dukumentiyada lagama maarmaanka ah ay diyaar yihiin. *Fadlan ha moogaanin fursadan muhiimka ah!* Faahfaahin:615520044
JAAMACADDA SALAAM* *Wergelin Muhiim ah:* Dhammaan ardayda qiimaha… — Salaam University — TG.ME
October 19, 2024 1.8K 69