Minxada Sanadkaan waxaa ay ka koobantahay 2 qeybood oo kala ah:*… — Salaam University — TG.ME

*Minxada Sanadkaan waxaa ay ka koobantahay 2 qeybood oo kala ah:* 1.Mid dhammaystiran 2.Mid mid bar ah *Kulliyada Engineering and Technology* 1.Information Technology (IT) Semesterkii: *$190* 2.Electrical and Electronics Engineering Semesterkii *$190* 3.Civil Engineering Semesterkii *$190* 4.Computer Science Semesterkii *$190* *Sharuudaha laga rabo Ardayga cusub waa:* *1:* Roll number-ka *2:* Diiwan galin *$ 35* *3:* 4-sawir Teestaro Faah faahin:615520044

October 8, 2024 1.9K 3 1