@Bestcolor2022 · 8.7K subscribers
Meel u gaar ah dhalinyarada intooda jecel wax tarka iyo hormarka nolosha.
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Bestcolor2022Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created June 10, 2022per Telegram
We have been tracking it since September 5, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
ASALAAMU CALEYKUM 🤝 Duhur wacan dhamaantiin walaalaha halkaan wali ku sugan waa bishii ugu dambeysay 2025 anigana muddo fog ayaan Social Media ka maqnaa bal keena aragiyo kala duwan iyo wixii aad jeclaan lahaydeen inaan soo bandhigno 2026 Insh-Allah. SEND YOUR IDEA IN THE COMMENT BELOW 💬
ASC saaxiibayaal waqti dheer kadib mala noolyahay oo nafta dad badan maku jirtaa? HABEEN WACAN.
Hal sano kadib dagaalkii Qaza xaaladdu wali waxba iskama bedelin, duqeymaha ayaa weli socda, dhiig ayaa sii qubanaaya, waxaana ku naf waayey kumannaan qof oo muslimiin ah. Aan u duceyno walaaleheen reer Filistiin Insha-Allah 🤲🏻
Website ku anfici doona hadii aad tahay qof jecel barashada luqada English-ka 👇 Riix Halkan
Asalaamu Caleykum dhalinyaro Jimaca wanaagsan dhamaantiin. Muuqaalka kore ee aad aragtaa waa koorso Graphic Desing ah qiimeheeda hadii aan kuu sheego inta aan ka dhigay iyo horay inta ay eheed ma aamini kartid, waxaan midaas u sameeyey waa si aad dhalinyaro u barataan xirfadaan oo ay dunida inteeda…