Labadaan sawir idiin muuqda midka koowaad ee calaamadeysan horay ayaan idiin kula wadaagay, waa yar aan u furay akoon TikTok ah, sawirka labaadna maanta ayuu iso diray isagoo ii sheegaya in shuruudihi uu buuxiyey dadaal kadib, lacagtaas idiin muuqatana sida uu ii sheegay waxa uu ka sameeyey 3 muuqaal oo ay u daataya 51K 23K iyo 34K.
Waa ii farxad midaas run ahaanti isaga iyo 4 dhalinyaro kale ayaa isbuucan ila soo hadashay hambalyo ayaan leeyahay dhamaantood.
Adigana waad sameyn kartaa midaas Insha-Allah inaan ku caawiyana waan kuula diyaar ahay 👇🏻
https://t.me/Zuldaanxasan1
9
7June 13, 2024 5.3K 2

