@runta_nolosha · 8K subscribers
Waxaan ahay dhaxal ay hooyaday uga tagtay Dalka iyo dadka Soomaliyeed & islaamkaba. 😊soo dhawow. ↴ ↴ ↴ ↴ @Y4MOO1 ◉‿◉
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/runta_noloshaIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created March 31, 2021per Telegram
We have been tracking it since July 21, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
2 advertisers placed 2 creatives in this channel · est. CPM $1–5.
Alle wuxuu dembu dhaaf udoonaa Dhamaan dembiyadiisa.wuxuu noqonaya sida adoon sanad dhan cibaadeysanayay.Ilaahay SWT ducadiisa wuuka aqbalayaa.Alle wuuka ilaalinayaa faqriga iyo dhibta maalinta qiyaame wuxuu la jiri doonaa kuwa sharafta leh.alle wuuka badbaadiyaa munaafaqnimada iyo cadaabul qabriga.alle wuxuu ku eegayaa il naxariis leh.Alle wuxuu ka xiri doonaa 30 albaabood oo dhib ah wuxuuna ufuri doonaa 30 albaabood oo khayr ah.Wuxuu helaa ajir aan cidna ogayn marka laga reebo alle SWT.Alle wuxuu udambi dhaafi doonaa dembigii sanadkii lasoo dhaafay iyo sanadka soo socda.