TALO KU SOCOTA DHAMAAN DHALINYARADA Hal talo oo walaaltinimo ah aan… — Zuldaan — TG.ME

TALO KU SOCOTA DHAMAAN DHALINYARADA Hal talo oo walaaltinimo ah aan ku siiyo saaxiib, waan ogahay qofka markii uu dhalinyaro yahay uusana heysan dhaqaale wanaagsan meel walba ayuu wax ka raadinayaa si dhaqaale uu u helo lkn sxb marbana ha isku dayin in qaab xaaraan ah aad wax ku raadiso, sida 1XBT iyo waxyaabaha lamidka ah, sababtoo ah waxaa laga ayaabaa in xaaraantaas aad wax ka raadisay awgeed uu Alle kaaga xiro irsaaqadii wanaagsaneyd. ✔️ Alle isku xir. ✔️ Baro xirfad. ✔️ Sabar mararka qaar waxaa laga yaabaa inaad weyso shaqooyin kuu qalma. Taladaan qaab walaalnimo ah ayaan kugula soo wadaagay, igamana ahan inaan qof Atack-gareynaayo maahdsanidiin dhamaantiin 🤝

May 25, 2024 3.7K 3