Qofka caafimaadka qabaa waxa uu leeyahay yididiilooyin & riyooyin badan si uu u rumeeyo, balse qofka xanuunsanayaa waxa uu leeyahay hal riyo oo ah inuu caafimaad helo. Aynu Alle uga mahadnaqno nicmada caafimaadka, kana faa’idaysanno, inta xanuunsanaysana aynu u ducayno in Alle caafimaad siiyo.
6September 3, 2026 77