Bulshadu halka ay ka dhisanto & halka ay ka baaba’daa waa guriga &… — Zuldan Media — TG.ME

Bulshadu halka ay ka dhisanto & halka ay ka baaba’daa waa guriga & haweenka.

Marka aad aragto sawirrada intaas oo haween ah ee xijaaban, oo usoo baxay dhagaysiga wacdi & waano amma qur’aan khatimay, amma dawro dhammaystay, runtii waxa aad dareemaysaa farxad aan qiyaas lahayn, sidoo kale waxa aad arkaysaa in dagaalka ba’an ee haweenka lagu hayo aanay u wiiqmin ee ay kula jiraan halgan adag.

Allahayow haweenka noo dhawr, dedaalka ay wadaanna kuwii laba jibbaara ka yeel.

Zuldan
❤8
August 22, 2026 400