𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 ….. . • Qur’aanku intee ayuu waqtigaaga ku leeyahay… — Zuldan Media — TG.ME

𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 ….. .

• Qur’aanku intee ayuu waqtigaaga ku leeyahay oo aad siisaa 24kaaga saac?

• Intee ayaad u akhridaa Qur’aanka, si aad Ilaahay warkiisa u dhugato ?

• Intee ayaad mushkiladaha iyo dhibaatooyinka kula so dersa ku kala daadisaa markad Kitaabka Alle kala furto ee aad akhrisato?

• Intee ayaad ka fekertaa marka ay kaasoo hor baxdo aayad aad sawiratay in ay adiga si gaar ah kuugu socoto ?

• Cidhiidhi adigoo dareemaya intee jeer baad meel intood fadhiisatay aad dhawr jis ka saartay ?

Intee oo intee oo inteee …..?
❤7😢1
August 31, 2026 223