5tan kalmadood haddii aad carrabkaaga barto waxa aad tahay qof Alle waydiista khayr adduun & mid aakhiro labadaba, sida uu nabigu ﷺ xadiith saxiix ah inoogu sheegay, waxana sugan in nabigu ﷺ akhrin jiray labada sujuudood dhexdooda.
haddaad hodantinimo, gabadh wanagsan & ubad, amni & xasilooni, iyo wanaag oo dhan midka aad doonaysaaba waxa ay ku jiraan 5tan kalmadood oo aad joogtayso, gaar ahaan waqtigaa uu nabigu ﷺ akhrin jiray ee labada sujuudood dhexdooda.
اللهم اغفرلي وارحمني واهدني وعافني وارزقني.
Aroor wanaagsan.
16 Rabiic-Awal 1448
29 August 2026

9August 29, 2026 260