Zuldan Media4 Wadaad oo miisaan culus. 4 mawduuc oo aan kala dhicin. 📣 𝗥𝗲𝗲𝗿 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗼𝗼𝘄 𝘄𝗮𝘆𝗻𝗮𝗸𝗮𝗮. 4ta mawduuc waxay kusoo ururayaan : “ Inaynu cuntooyinkaa warshadaysan ee dhibteeda aynu aragno cunno & inaynu dalageennii iyo beeraheennii dib ugu noqonno, labadaa midkood…Caawa waxa jira fadhigii 1aad ee muxaadaraadkan oo uu ku qoranyahay Sh Mustafe X. Ismaaciil.t.me/suldan_a/1902August 21, 2026 424