Waswaas laba nooc buu leeyahay: 🧠✨ 1️⃣ Waswaas caadi ah Qof walba… — SAMAKAAL SIDE — TG.ME

Waswaas laba nooc buu leeyahay: 🧠

1️⃣ Waswaas caadi ah
Qof walba wuu leeyahay 🙋‍♂️
Sida: “Ma xiray albaabka?” 🚪
👉 Tani waa caadi

2️⃣ Waswaas cudur (OCD) 🚨
Soo noqnoqda si xad dhaaf ah ⚠️
Nolosha carqaladeeya 🛑
Waqti badan qaata
April 18, 2026 130