Tusaale: isku dheelitirka ⚖️ Qofka dheellitiran: - ma xanaaqo si… — SAMAKAAL SIDE — TG.ME

Tusaale: isku dheelitirka ⚖️ Qofka dheellitiran: - ma xanaaqo si fudud 😌 - wuu fahmaa xaaladaha kala duwan 🧠 - wuu kala saaraa muhiim iyo aan muhiim ahayn ✅ 👉 sababta: waxaa uu leeyahay “khibrad nafsi ah oo badan” 💪

April 18, 2026 150