@Dareen2021 · 3.5K subscribers
Faldan channel ka sii faafi, Isku day ugu yaraan in aad hal qof nagu so biiriso adigoo sii gaarsiinayo linkiga channel ka Oo ah Dareen.👇 Kuso dhawow Dareen. Dareen Dhab ah.
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Dareen2021Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created March 23, 2021per Telegram
We have been tracking it since August 23, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Asc walalaha qofwalba oo fariintayda arkaayo haiso duceyo in ilaahay amuuruhayga inuu isiiyo adinkana rabbi haidin siiyo Ha ilaawin inad ii duceyso walal.
Eid Mubarak 😂
Follow iso dhaha
https://vm.tiktok.com/ZMkE2S2bp/
"Waa dareen aad u wanaagsan in aad leedahay qof kuu dhow, oo aad maalin walba uga sheekeyso sida ay ahayd maalintaadu, wixii dhibaatooyinka kula soo gudboonaaday, wax ku dhibay iyo waxa ku farxad galiyayba, oo uu ku dhegeysto si ixtiraam leh, jacaylna aan ka madhnayn, kugu hago jidka saxda ah, oo aa…
1. Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً) 2.Baryada Allaah iyo murugaadu hal meel kuma kulman. وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً) 3. Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan (مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْ…