Waa dareen aad u wanaagsan in aad leedahay qof kuu dhow, oo aad… — Dareen — TG.ME

"Waa dareen aad u wanaagsan in aad leedahay qof kuu dhow, oo aad maalin walba uga sheekeyso sida ay ahayd maalintaadu, wixii dhibaatooyinka kula soo gudboonaaday, wax ku dhibay iyo waxa ku farxad galiyayba, oo uu ku dhegeysto si ixtiraam leh, jacaylna aan ka madhnayn, kugu hago jidka saxda ah, oo aad la wadaagto isaga tafatirka maalintaada oo dhan, oo aad ugu celceliso, le yeelatid wadahadalka maalin kasta, oo uusan ka daalin.
🥰12❤4👍2
September 29, 2024 2.8K 2 6