Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid… — Dareen — TG.ME

Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid tahay 4ta bilood ee xurmada goonida ah leh.

Bilahaa qiimaha badani waa:
︎Rajab رَجَب
︎Dul-qacda ذُو ٱلْقَعْدَة
︎Dul-xij ذُو ٱلْحِجَّة &
︎Muxarram مُحَرَّم

Ilaaheey sw, ayaa yiri:

[ مِنۡهَاۤ أَرۡبَعَةٌ حُرُمࣱۚ. ]
صدق الله العظيم.

[waxaa ka mid ah [bilaha], 4 xurmo gaar ah leh.]
Aayadda 36aad ee suuradda Toowba.

Rasuulkuna scw, waxaa uu ku duceeysan jirey:

[ اَللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَ شَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان. ]

[Alloow noo barakee Rajab & Shacbaan, oo na gaarsii Ramadaanka.]

Xalay ayayna curatey bishii Rajabku.

Daa’uud Cumar
❤9
January 13, 2024 3.3K 3