Marka aad rabtid inaad tiraahdo "gabadhaan waa qurux badan tahay"… — Barashada Carabiga — TG.ME

Marka aad rabtid inaad tiraahdo "gabadhaan waa qurux badan tahay" waxaad oran doontaa "هذه البنت جميلة". Markay fog tahay waxaad oran doontaa "تلك البنت جميلة". Marka aad rabtid inaad tiraahdo "labadaan gabdhood waa qurux badan yihiin" waxaad oran doontaa "هاتان البنتان جميلتان".

Laakiin marka aad rabtid inaad tiraahdo "labadaas gabdhood waa qurux badan yihiin" maxaad oran doontaa??
❤4👍1
July 21, 2024 1.6K 7 1