أعذبُ الألفاظِ قولي لكَ خذْ Hadal waxaa u macaan markaan(si toos)… — Barashada Carabiga — TG.ME

أعذبُ الألفاظِ قولي لكَ خذْ

Hadal waxaa u macaan markaan(si toos) qaado kuu dhaho

وأمرُّ القولِ قولي بِلَعَلْ
Hadal waxaa u qaraar markaan ku dhaho Lacalla



Maah maah soomali u dhiganta
"AF macaan gacan macaan baa daanta"
July 8, 2024 1.4K