Marka aad rabtid inaad tiraahdo "ninkaan waa dheeryahay" waxaad oran… — Barashada Carabiga — TG.ME

Marka aad rabtid inaad tiraahdo "ninkaan waa dheeryahay" waxaad oran doontaa "هذا الرجل طويل". Markuu uu fog yahay waxaad oran doontaa "ذالك الرجل طويل". Marka aad rabtid inaad tiraahdo "labadaan nin waa dheeryihiin" waxaad oran doontaa "هذان الرجلان طويلان"

Laakiin marka aad rabtid inaad tiraahdo "labadaas nin waa dheeryihiin" maxaad oran??
July 18, 2024 1.5K 14