Mid ka mid ah dadkii suubbanaa ayaa la waydiiyay maxaad war haysaa ?… — Zuldan Media — TG.ME

Mid ka mid ah dadkii suubbanaa ayaa la waydiiyay maxaad war haysaa ?

Waxa uu ku jawaabay:

Warku waa in dadka wanaagsan ee samaha falaa ay janno & nicmo ku noolaan doonaan, kuwa xumaha falaana ay naar ku sugnaan doonaan.

( إِنَّ ٱلۡأَبۡرَارَ لَفِي نَعِيمٖ - وَإِنَّ ٱلۡفُجَّارَ لَفِي جَحِيمٖ )

Taasina waa nuxurka nolosha oo dhan, labadaas abaal-marinood doorashadeeduna waa adduunka inta aad joogto jidka aad marto & saad u noolaato.
👏2❤1
September 12, 2026 175