Saddex arrimood ninka saddex ka yaqaan ha la tashan: ๐‡๐š๐๐š๐ฅโ€ฆ โ€” Zuldan Media โ€” TG.ME

Saddex arrimood ninka saddex ka yaqaan ha la tashan:

๐‡๐š๐๐š๐ฅ ๐ง๐ข๐ง ๐Ÿ๐š๐ช ๐ค๐š ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง.

Jeer uu kula fadhiistaba in uu wax kula faqo, cid kula xanto, wax aan dan ahayn kaala hadlo ayuu u badanyahay.

๐‡๐š๐ฐ๐ฅ๐ง๐š ๐ก๐ฎ๐ง๐ ๐ฎ๐ซ๐ข ๐ค๐š ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง.

Tallaabadii la qaado & hawshii la keenaba hunguri baa uga dhex muuqda.

๐“๐š๐ฅ๐š๐ง๐š ๐Ÿ๐ข๐๐ง๐จ ๐ค๐š ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง.
Talada aad waydiiso & wanaagga aad damacdo fidno iyo dhinaca xun ka abbaaraya, oo aanad wanaagba ka helayn.
โค7๐Ÿ‘1
July 13, 2026 980