Doodda: dabeecad dhalasho mise la barto? 🤔 Waxaa jira laba dhinac… — SAMAKAAL SIDE — TG.ME

Doodda: dabeecad dhalasho mise la barto? 🤔 Waxaa jira laba dhinac: 1. Dhalasho (jibli) 🧬 qaar waa deggan 😌 qaar waa xanaaq badan 😠 qaar waa caqli badan 🧠 2. La kasbado (kaskibi) 📚 waxbarasho ✍️ khibrad 💡 tababar 🏋️ 👉 runta: labaduba way jiraan ✅

April 18, 2026 99