“Haku waayin ruux goba
Erey aanu kaa geyin.”
Waayahan iyo waqtigan wax kastaba maadaysiga laga baadhayo waxaa fiican in qof kastaaba beydadkan naftiisa ku xakameeyo, wax badan oo siyaasaddu kamid tahay dad gaara uunbaa quudan doona, qof aad is hurateen, oo aad waqti iyo waayo wada marteen odhaah aad si fudud u tidhi ha isku waayina. Sidaas daradeed qof wax badan xeerinaya noqo.
July 27, 2026 84