Waxa aan wax yar ka qoray sida wadaadka Soomaaliyeed iyo siyaasigu iskugu xidhan yihiin, iyo waxyaabo kale oo ay kamid yihiin lafalgelidda fikradaha cusub, iyo sida uu wadaadku markiiba ereybixinta ula degdego. Waxa kale oo aan ku daray waxa uu iila muuqdo mixraab xor ah waxaan idhi; ta kale, waa in…
August 6, 2026 72