Muuqaal | Askarta #gumaysiga ayaa isku dayaya inay ka hor istaagaan… — Hiilka islaamka — TG.ME

#Muuqaal | Askarta #gumaysiga ayaa isku dayaya inay ka hor istaagaan janaaso ka gudubaysay mid ka mid ah isbaarooyinka ku yaalla magaalada Bayt Ummar, oo u dhow magaalada #Khalil.
🤔1
August 17, 2026 515