Qof kasta oo jecel garab istaagga difaaca diinta Islaamka, fadlan… — Hiilka islaamka — TG.ME

Qof kasta oo jecel garab istaagga difaaca diinta Islaamka, fadlan nagu soo biir. Haddii aad aragto xisaabaad ama Live-yo ku xadgudbaya xeerarka TikTok, si sax ah u report garee adigoo raacaya xeerarka madasha.

Wadajir aynu uga hortagno aflagaaddada iyo hadallada nacaybka ah ee ka dhanka ah diinta. Soo biir kooxda, nala shaqee, kana qayb qaado report-gareynta waxyaabaha ku xadgudbaya xeerarka TikTok.
👍3❤2
August 27, 2026 184 3 1