Aqrinta qur'aanka faa'idooyin badan ayay leedahay waxaa ka mid ah: qalbiga inuu noolaado qaleel ka dib waxa ugu badan ee qalbiga nooleeyana waa Qur'aanka.
اللهم اجعل القرآن العظيم ربيع قلوبنا ونور صدورنا وجلاء أحزاننا وذهاب همومنا.
1August 7, 2026 95