Waxaan Ogeysiineynaa Ardayda Jecel Cilmiga in Masjidka(Zeyd Binu Thaabit)ee Xaafada Daris-Uroone,Ceelasha Biyaha uu Kabilaabmayo Kitaabka Kor Kuxusan.
Mudarriska: Sh C/Raxman Garaad.
Goorta:Habeenada jimcaha iyo Sabtida.Maqribka Kadib insha'allaah.
#Admin




