Fiiri munaafaqada ree galbeedka waxa ay rabaan ayey sheegayaan, Labo dhacdo oo isku mid ah ayey labo cinwaan oo kala duwan u samaynayaan si ay dadka aan sirtooda fahansayn u siraan.
●Sawirka 1aad waxa ay ciwaan uga dhigeen "kooxda xuutiyiinta ee yaman ayaa afduubtay markab xamuul oo badda cas marayey.
● Sawirka 2aad waxa ay cinwaan uga dhigeen ciidamada Israil ayaa markabkii Qaza gargaarka u waday dhaxgalay oo joojiyey.
Dunida waxa ugu badan ee la isku gumaysto waa saxaafadda, wax qof naftiisa halis ku ah ayaa qaab yar oo fudud loogu sheegay markaas ayuu iska qaadan, marka dunida saxaafadda la joogo waxa ugu muhiimsan ee la adeegsato ama laga fiirsado waa erey bixinta la adeegsato, taas ogaada waxkasta ha iska qaadanin.
@faaido111

September 7, 2026 24