Hooyadeen umu salama Alle haka raali noqdee waxay ka warisay Nabi… — Faaido — TG.ME

Hooyadeen umu salama Alle haka raali noqdee waxay ka warisay Nabi Muxammed NNKH in uu markuu salaadda subax tukado dhihi jiray: " Ilaahoow waxaan ku waydiinsanayaa cilmi wax tarle, risqi xalaala iyo camal la aqbalo."

" اللهم إني أسألك علما نافعا ورزقا طيبا وعملا متقبلا "

https://t.me/Faafinta_khayrka
September 7, 2026 23