@cishmudmain · 1.1K subscribers
Waxaan ku wadaagi doona wax badan o dhisa ruuxdeena,imaankeena kuna libaani doono insha,Allah aduunkeena iyo akharideenba Waxaan rabnaa inaa aduunka xasilooni ku noolaano,akhirana janno ilaahay idamkii.❤️
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/cishmudmainIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created March 5, 2023per Telegram
We have been tracking it since July 23, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
“Cibaadadeenna dhexdeeda waxaa ku jira aafooyin iyo khaladaad nagu filan oo aanan u baahnayn inaan dembiyo raadsanno.” — منقـول
Sidoo kale nabiga ﷺ wuxu arkay yahuudda madiino daganayd oo soomaysa maalinkaas kadib ayuu nabiga ﷺ yiri haddii aan gaaro sanadka danbe waxaan soomidoona maalinka 9aad io maalinka 10aad asagoo kawado inuu khilaafo yahuudda haddaba waxaa wanaagsan in maalinta 10aad maalinta ka horeyso oo bari ah taas…
Xasuusin Bisha 1aadee muxarram oo maraysa 10 ayuu alle SWT nabi muuse io inta rumaysay ee lajirkiisa ahaa ka badbaadiyay fircoonki ilaahnimada sheegtay sidoo kalana isla maalinkaas ayuu alle halaagay fircoon saas darteeda nabiga ﷺ wuxuu ahaa mid sooma maalinka tobbanaad ee bisha muxarram asagoo u s…
Shaydaanku wuu duleello badanyhy Haddii aadan dhageesan heesaha muuzikada leh sbbta aad u nacdayna ay tahay iney danbi tahayoo muuzic ay leedahay haddaba waxaa dhacda in oraahyda dhiiragalinta ah gabayada iyo waxyaalaha lamidka ah ee lasoo galiyo muuzic ama lagu soo dhaxdaro caadi ay kula noqoto dh…
Furaha waxkasto kuu furikara wa istiqfaarta io towbada inaad cusbooneesiisid danahaaga ka horna aad in bdn ilaahay weydiisatid danbikasto ee aad soo sameysay in uu kuu dhaafo ka oysid danbigaaga ka shallaaydid go'aansatidna in aadan u noqon si qalbi nadiif ah adigoo leh aad ilaahay danahaaga adduun …