Cish mud'main.❤️: post #970 — TG.ME

Furaha waxkasto kuu furikara wa istiqfaarta io towbada inaad cusbooneesiisid danahaaga ka horna aad in bdn ilaahay weydiisatid danbikasto ee aad soo sameysay in uu kuu dhaafo ka oysid danbigaaga ka shallaaydid go'aansatidna in aadan u noqon si qalbi nadiif ah adigoo leh aad ilaahay danahaaga adduun io mid aakhiraba u weydiisatid maalinkan lawada sugaaye ee carafa natiijada aan ka rajaynayno wa labo mid I.a 1: In uu alle sidaan ka rajaynayno nagu daro adoomada laga xoreynaayo naarta maadaama danbiyadii aan soo galnay dhan aan ilaahay kaga soo noqonnay kana nadiif noqonnay sidaan filayno markaasna aan muteysanayno mar haddii danbiyada aan ka nadiifownay ka xoreynta naarta in nagula daro 2: Maadaama waxa ugu wanaagsan ee aan sugayno inaan sameenno carafo ay tahay duco oo qof walbo in dantiisa alle uu weydiisto uu rabo waxay naga saacidaysaa istiqfaaarta&towbada ducooyinkaas badan ee aan diyaarsanay hilowna aan u qabno inaan ku ducaysanno in uu alle naga aqbalo Insha"allah maadaama qalbi nadiif ah ilaahay aad ku bariday wixii kaa celinlahaa ducadaada in lasoo celiyana aad iska nadiifisay

May 26, 2026 641