Cish mud'main.❤️: post #960 — TG.ME

Ramadaanka kadib Waxaad ahayd ramadaanka mid ka dhowrsada danbiyada si guud wax weynna ka dhigta danbi in lagu dhaco si gaar ahna heesaha aad ayaad isaga ilaalinjirty ma aadan dhageesan inta lagu jiray ramadaan status masoo saaran iskamana soo duubi jirin nafsaddaada bishaas wa xakamaysay weyna yaraatay story hees lagu arko lakal xamd yaa rabb haddaba markuu sii galbanaye ramadaan sida in lagu yiri heesta wey xalaalowday oo kale ayaad si waliba degdeg ah u bilowday dhageesiga heesaha io inaad bulshadii soo dhaxdhigto adigoo shaydaanku hadba dhinac kuu leexinayoo kuu qurxinaya maxaa isbeddel ah oo ku yimid heesaha oo aad u dhageesanaysaa hadda story u soo saaranaysa ee ramadaan aadan u dhageesanjirin sidoo kalana barasha bulshada aadan soo dhigijirin soomaaha su'aal is weydiin mudan?

❤2
April 5, 2026 637