Ogeysiis Muhiim ah Waxan Ogeysiineynaa Ree-Ceelasha iney… — Baraarug — TG.ME

Ogeysiis Muhiim ah

Waxan Ogeysiineynaa Ree-Ceelasha iney Kafaa’ideystaan Kitaabkaas

Goobta: Masjidka Khaalid Bin Waliid ee Xaafadda Shareeco ee Kudhagan iskuulka Khaalid Bin Waliid.

Goorta: Salaadda Subax Kadib, Sabti ilaa Arbaco inshaAllah.

Mudarriska: Sh C/Raxman Garaad.
❤1👍1🔥1
August 22, 2026 104