Waxan Ogeysiineynaa Ardaydii Kutaxneyd Silsiladdii Xadiithka ee Kabixi jirtay Masjidka Dabaqaynka ee Ceelasha Biyaha inuu Bilaabmayo Kitaabkii 5-aad (Buluuqul-Maraam).
Mudarriska: Sh C/Raxman Garaad.
Goorta: Berrito Arbacada insha'allaah. Duhurka Kahor.
#Admin
Forwarded fromكنز الفوائد

2
1
1September 1, 2026 86