Waxaan Ogeysiineynaa Ardayda Jecel Cilmiga in Masjidka(Zeyd Binu… — Baraarug — TG.ME

Waxaan Ogeysiineynaa Ardayda Jecel Cilmiga in Masjidka(Zeyd Binu Thaabit)ee Xaafada Daris-Uroone,Ceelasha Biyaha uu Kabilaabmayo Kitaabka Kor Kuxusan.

Mudarriska: Sh C/Raxman Garaad.

Goorta:Habeenada jimcaha iyo Sabtida.Maqribka Kadib insha'allaah.

#Admin
❤2👍1
September 2, 2026 78