Qormo Adiga kuu Gaar ah Qalbigaaga kuu taalo Qiimaheedu uu gaaray… — Ereyo jacayl — TG.ME

Qormo Adiga kuu Gaar ah
Qalbigaaga kuu taalo
Qiimaheedu uu gaaray
Qushuuc iyo Xasuus gaar ah
Nacabkaaga ha uqaybin
Wanaagii ha Qoondaynin
Kaligaa Qunfulo maanka❤️😳

#Dr_Ak
❤14
August 1, 2026 1.6K 3