@cishqaawi143 · 841 subscribers
Dhayeel uma baroortoo Beydadkeeda maansada Ciyaar uma bayaanshee Boholyoowgu daranaa!
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/cishqaawi143Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created July 19, 2024per Telegram
We have been tracking it since August 21, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
[media, no text]
[media, no text]
[media, no text]
[media, no text]
Dareen igu qasbaa Tixda iga quboo Qalbigaa i jabay Qiso aan la qorin Ayaa igu qarsoon Oon la geli qabriga Dadkoo lala qosliyo Farxad leeyga qadi Qofna lama hadloo Qolka murugadaa Leygu soo qufulay. Hal-Abuur Cishqaawi
Waxey hoday muuqa dumar Waxey maray maanka galay Murugo iyo caashaq mida Hurdada kama helo macaan Sidaan ahay mahayammoog Masuul kama ahi qalbiga Waxaa maamulo qof kale Misana lama ahi heshiis Go'aankaan meel dhigaan Haddana furfuraa markale Waxaan shalay maanacaan Maqsuud ku noqdaa markale Maxbuus …