Sunduz waxay bilowday iney isla jilaan riwayadaha,
Xamze iyo sundus markey mudo ku jireen jilida riwayadaha,
Waxaa sii xoogeystay xiriirkii jaceyl oo ay isku qabeen,
xamse ayaa guur usoo bandhigtay sunduz,
Waa ay ka aqbashay guurka ayago faraxsan,
Waxay ku heshiiyen in uu kasoo doonto qoyskeda,
Xamze wuxuu utagay qoyska sunduz oo way iswareyteen wareysi kadib sunduz adeerked ayaa ogaday xamse qabiilkisa isla markana waxa uu ushegay in AANO QABIIL kadhexayso uuna siindoonin gabadhiisa halkaas ayuu ku burburay xariirkii jaceyl oo dhidibaha loo tagay 2sano🥹💔
>sunduz markaa kadib waxey guursatay wiil ay ilmo adeero ahayeen hadana waxy uheysaa labo gabdhood,
Halka xamse uu single yahay…..
JACEYL IYO QABIIL MAXA KALA HEYSTO💔
Dhib&Dheef
8August 15, 2026 949 1