Waraabuhu habeenki Waraabuhu wareegayo Weerkuna wahelyahy Wadku iima… — Ereyo jacayl — TG.ME

Waraabuhu habeenki
Waraabuhu wareegayo
Weerkuna wahelyahy
Wadku iima fududaan

Welwalkiyo dhibtaan qabo
Ruux waayo aragoo
wankala waraystaa waxyeeladan isaarane

Wuxu waa aduunyoo ruxba waayo soo joog
Waheshaday dugagti laga waaban jiraye

Isma lahyno jaculba ku waaliye
Ismalahyno jacylbaad u jiifiye
Ismalahyno sareeyaad is wayine
Ismalahynoo wakhtigaa ku ciiliye

Hayska qoodh xumade
Hadu kharashka guurkiyo
Nolosho dhan qabili
waan qadan kadhaya

Hadu geesi yahayo
qurux aada le yahay
Un qadaada heli karin
muxu aniga ii qaban

ilayn quruxi waa lacag
Ilayn qiimo waa money
Ilayn qarashku waa nolol
Iyo quruxda reerkuba

Qalad man sanayniine
qarnigaynu jognaa
Qoqoyaanka lacagtiyo
Qarash laysku racaa 🤩


Xigasho 👍
❤4👍1
July 31, 2026 1.5K