Ha Hilmaamin maalmaha Mugdigee ku soo Mara Waa Muunad goonniya… — Ereyo jacayl — TG.ME

Ha Hilmaamin maalmaha
Mugdigee ku soo Mara
Waa Muunad goonniya
Mudaday samaateee
Haka saarin maankee
Sido waa muraayade
Midabada xasuusta leh
Marmar daawo Kaligaa
🥰🥺

#Dr_Ak
❤9
July 29, 2026 1.5K 3