DAREEN.
Naftaan kaa didee
Ku dareensataan
Inaan daw-marshiyo
Dib u eegayaa aaaa.
Ubax doogsadaan
Ku dabaalayaa aaa
Ha degee qalbigu.
Hankan kaa durgee
Kuna diiday baan
Inuu soo dabciyo
Dux ka dhowrayaaaa.
Heesahaa damqiyo
Dawo muusig baan
Durbaan ugu tumaa
#Dr_Ak

5July 28, 2026 1.5K 1