Ma jiro erey aan ku qeexo
Degenidaan kugu dareemo
Markaad dhinacayga jogto
Waxaa tahay sababta Kenta
Farxada qalpigayga buuxda
Hadii dadka laysku keeno
Iyadoon qofna laga tagaynin
Ma jiro ruux ii awooda
Inuu booskaaga buuxsho 💋🖤
#Ak

23
2
1July 14, 2026 2.3K 5