@Fariimo_Jaceyl · 521 subscribers
TEAM 24 🧭BASHKA 24 HR🧭
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Fariimo_JaceylIs this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created July 8, 2022per Telegram
We have been tracking it since August 26, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Xaladaha nolosha Io dhibkasto Kugu yimaada diyar wxan u ahay inaa Kula qeybsado ma ahaan doonto mlin ama lbo mlin waa inta nolozheyda Ka dhiman.!!!💔
[media, no text]
In aad tahay Hanaan qurux Laabtu kuu Hanweentahay Daraadaa Hilowiyo Hami caashaq aan qabo Hamoogaan Nafteyda waxaa tahay Horyaalkii Haweenka Xushamadaada Hadalkaa Hilow aan dhammaaniyo Igu beeray Hami daran Adiguna Hamoogaan 🫶💋🥰🧖♂️🫤💋🫶
kolkaad muujisay jacaylka waliba nidarkii adkeysay ayaan aniguna naftayda u sheegay nasteexadeena ❤️💋💚🫂💙✔️
Kama xishoonayo inaan adiga ku raali galiyo kamana xishoonayo inaan adiga ku dhaho 1000 jeer waan ku jeclahay, maxaa yeelay waxaad ku weyn tahay qalbigeyga. Waxaan ogahay inaanan dooran ruux nafteyda aysan u qalmin balse aan doortay naftey uronaheyga 🌺🌷🌡️🌹🌸💙💚🥰💋👌🫀🫁
Nolosheyda adiga kaa hor Waxyaabo fara badan ayaan Ku riyoon jiray kuna hamiweynaa Balse adiga marka aan ku helay Adiga oo kaliya ayaan kugu Riyoodaa kuguna hamiweynahay 💝❤️🩹📞❣️👸🏻💐🫀🥰😘💐😍🫀❤️🩹💝