@Dacwo_Channal1 · 1K subscribers
Dacwo_Channal1
The short link opens the channel straight in the Telegram app — not in a browser tab.
tg.me/go/Dacwo_Channal1Is this your channel? Add @tgme as admin — and see how many people click your links. Get the stats →
Channel created February 9, 2024per Telegram
We have been tracking it since August 26, 2026
In all that time the channel has changed neither its name, nor its @username, nor its avatar.
We show only what we have seen ourselves.
Cafwan maanta galabtii barnaamijkii waa naga baaqdey waa inoo caawa 9;00 ama 3 saac insha allah
Ogaysiis ogaysiis galabta waxa noo jira barnaamijkeeni codkaaga tijaabi insha allah ka soo qabyl gal waxaan saacada 4;30
DEG-DEG: Sacuudiga ayaa shaaciyay in aysan berri ciid aheyn, isla markaasna la dhammeystiri doono Bisha Ramadaan. Maalinta Ciida ayaa ku aadan Jimcaha.
Asc Dhamaan Waxaan idinka codsanaa inaa usoo duceysaan @Umu_Ragdah ka mid ah gudiga group ka Naga xanuunsan Maalmahaan In uu Allah xanuunkaa caafimaad ugu badalo Maadaama jimca iyo Ramadan tahay Mhd sanadiin
Guddoomisoy sharaf baad leeday, Garasho iyo xikmad gooni ah baad tahay, Go’aan qumman baad la timaaddaa, Geesinnimo iyo dulqaad baad leedahay. Waxaad tahay tiirkii na dhisay, Talo toosan baad nagu hogaagtaa, Waxaad tahay hooyo aan hoos u dhicin, Hoggaan dumar ah oo loo hanweynyahay. Ha…